Dr.Abdirahman Nur Turyare

Lehna Xafiiska Nootaayada Tuuryare "Adeegyada aan Qabano Waxaa kamid ah"

NOOTAYO TUURYARE

Waxaa diyaar kuugu ah Dr. Abdirahman Nur Turyare oo leh khibrad iyo waayo aragnimo dheeri ah oo ah dhanka sharciga kuna soo shaqeeyay sidoo kale wuxuu khibrad u leeyahay hubinta dukumintiyada dhulalka, Beeraha,gaadiidka.

  • Bakaro, Near Sheikh Ali Restaurant, Hotel Kismanyo 1 Howlwadaag, Mogadishu-Somalia.
  • +252619094646,+252612500384
  • nootaayoturyare@gmail.com
  • nootaayoturyare.blogspot.com
Me

Sidoo kale waxaa xafiiska diyaar kuugu ah howlwadeeno u tababar shaqada ay qabanayaan lehna xirfad sare sidoo kalana ku wanaagsan oo dhaweynta iyo latacaamulka macaamiisha uguna shaqeynayo hufnaan iyo amaano. xafiiska shaqooyinka uu qabto waxaa kamid ah:_ (1)Kala Warejinta Dhulalka. (2)kala wareejinta beeraha. (3)Kala Warejinta Gaadiidka. (4)Kala Wareejinta Sheerarka. (5)Kala Warejinta Guryaha. (6)Talo Bixinta Arrimaha Sharciga. Qorida heshiisyada sida:- Xeerarka,Wakaaladaha guud iyo kuwa gaarka ah, Cadeymaha,Damaanadaha,Heshiisyada kirada iyo Rahanta.

KALA WAREEJINTA GURYAHA

KALA WAREEJINTA DHULALKA

KALA WAREEJINTA BEERAHA

KALA WAREEJINTA GAWAARIDA

KALA WAREEJINTA MOOTOOYINKA

KALA WAREEJINTA SHEERARKA SHIRKADAHA

No posts.
No posts.

HALHEYSKEENU WAA

"HUFNAAN IYO AMAANO"

Search This Blog

Powered by Blogger.
MOBILE

+252619094646

TELEPHONE

+252612500384

EMAIL

Nootaayoturyare@Gmail.Com

ADDRESS

Bakaro, Near Sheikh Ali Restaurant, Hotel Kismanyo 1 Howlwadaag, Mogadishu, Somalia